Madaxweyne Xaaf oo digniin adag hawada u mariyey Madaxda dowlada federaalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa dowladda Federaalka uga digay inay farageliso Maamulkiisa. Xaaf ayaa sheegay in Galmudug iyo Ahlusuna ay midoobeen ayna hal maamul isku yihiin isagoo saxay hadalkii ka soo yeeray Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia ee ahaa inay wada arkeen Ahlusuna iyo Galmudug. … Continue reading Madaxweyne Xaaf oo digniin adag hawada u mariyey Madaxda dowlada federaalka